WOW! Inaba caadi ma ahan 10kaan sawir ee Abhishek Bachchan laga qaaday yaraantisi

WOW! Inaba caadi ma ahan 10kaan sawir ee Abhishek Bachchan laga qaaday yaraantisi

Maanta oo ay taariikhdu kubeegan tahay 5tii bishii labaad ayaa waxa dhinaca kale dabaal dega xafladiisa dhalashada kujira jilaaga caanka ah ee Abhishek Bachchan waxayna F4U kula dabaal degaysaa xafladiisa xusida 10 kamid ah sawiradii yarantiisa waliba kuwooda ugu quruxda iyo soo jiidashada badan.

Abhishek ayaa ah jilaa caan ah oo uu dhalay xidiga magaca iyo maamuuska weyn kuleh bollywoodka ee Amitabh Bachchan wuxuuna marar badan isku dayey asagoon kaashanayn gacantaa abihiis inuu magaciisa banaanka soo dhigo sidoo kalena hantiyo booska uu abahiis banayn doono lakiin nasiib xumo waa u suurti geli weyday waxana xusdi in uusan wali rajo dhicin Abhishek waana arin runtii si weyn loogu amaani karro.

Waa kuwaan 10ka sawir ee ugu soo jiidashada badan yaraantii Abhishek Bachchan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password