WOW! Indhaha looma dhamayn Karo quruxda kamuuqata wajiyada xidigaha Varun Dhawan, Disha Patani iyo Alia Bhatt–Ka arag halkan

WOW! Indhaha looma dhamayn Karo quruxda kamuuqata wajiyada xidigaha Varun Dhawan, Disha Patani iyo Alia Bhatt–Ka arag halkan

Waxaa xafladii abaal marinta ee xalay ee Hall Of Fame Awards sidaan soo sheegnayba kasoo qeyb galay xidigo aan indhaha loo dhamayn quruxda kamuuqatay waxaana halkaan idinku hayna kuwoodii ugusii quruxda badnaa sida mawduuca kaaga muuqatana waxa hogaaminaya Qalanjoyinka Disha Patani iyo xidigaha filimka Badrinath Ki Dulhania ee Varun Dhawan iyo waliba Alia Bhatt.

Waxaa kasoo xiganay sawirada xidigahaan barahooda amaba ciwaanadooda rasmiga ah ee ay kuleeyihiin Instagaramka waxaana idiin soo xulnay kuwoodii markaas ugusii quruxda badanaa Ka bogosho wacan:

1.Disha Patani

2.Varun Dhawan

3.Alia Bhatt

4.Twinkle Khanna

5.Shahid Kapoor iyo xaaskiisa Mira Rajput

6.Hrithik Roshan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password