WOW! Malaga yaaba in Shahrukhan iyo Amir Khan ay kaso wada muqdan shashadaha?-Ka ogow halkan Jawabta

WOW! Malaga yaaba in Shahrukhan iyo Amir Khan ay kaso wada muqdan shashadaha?-Ka ogow halkan Jawabta

Xidigaha magac iyo maamuska weyn kuleh shirkada bollywoodlka lana oran karo waxay daadihinayeen dadkii maanta soo gaarsiiyey shirkadan meesha ay joogto ee Amir Khan Iyo Shahrukhan ayaa wararkii ugu danbeeyey ee soo baxa waxay suurtogal ka dhigayeen in labadan xidig ay macquul tahay in ay hal shaashad amaba barnaamij kasoo wada muuqdan si wadajir ah WOW! war ka farxad badan uma malynayo in uu jiro!

Jilyaashan caanka ah ayaa waxay xiliyadii ugu danbeeyey xooga saarayeen in ay daadihiyaan barnaamijyo taxane ah kuwaas oo ay maal galinayaan shirkado amaba channelo caan ah halka Amir uu lashaqaynayey TV channellka lagu magacaabo TVC asagoo daadihiye ka ahaa barnamijka “India-Nayi Soch” xidiga kale ee Shakhrukh ayaa isna daadihiye ka aha barnaamijka caalamiga ah ee TED Talks.

Xogtaan soo baxday saaka ayaan ahayn mid boqolkiiba boqol la oran karo wa xaqiiqo balse waxa dhinaca kale mar laweydiiyey Shahrukhan siduu u arko in labadan barnaamij ay midoobaan uu sheegay in uu aad iyo aad ujeclaan lahaa inay sidaasi dhacdo.Labadan jilaa ayaan hal shaashad kasoo wada muqaan ilaa mudo laga jooga hada 25 sano hadii ay arintaan aan hada soo sheegnay rumawdana waxaa hubaal ah inay noqonayso mid kamid ah taariikhaha shirkada bollywoodka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password