WOW! Ugu danbeyntii Varun Dhawan ayaa shaaca ka qaaday gabadha ay jacaylka wadagan!–Waa tuma tolow?

WOW! Ugu danbeyntii Varun Dhawan ayaa shaaca ka qaaday gabadha ay jacaylka wadagan!–Waa tuma tolow?

Xidiga da’da yar ee Varun Dhawan ayaa caawa ka jawaabay suaal in badan ay is weydiinayeen dhamaan tageerihiisa iyo xitaa kuwa aan taageerin asaga waxayna ahayd waa tuma gabadha uu xiriirka jacayl la leeyahay? Si walbaba ha ahaate xidiga ayaa si lama filaan ah uga soo qeyb galay xaflada dhalashada ee xidiga Shahid Kapoor asagoo ay weheliso quruxlay hada kahor lagu xaman jiray in ay xiriir la leedahay Varun

Varun ayaa kasoo dagey gaarigiisa asagoo gacanta haysta xidigadiisa quruxda badan leh ee Natasha Dalal waxayna arintaani noqotay mid se weyn u fajac gelisay dhamaan dadkii kasoo qeyb galay xaflada ee ay ugu horeeyeen saxafada waxana sida sawirada hoose aad ku arki doontaan lamooda in labadan lamaane laiskugu talo galay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password