Xidigada Deepika Padokune oo ugu hambalyeysay aabaheed Prakash Padukone Dhalashadiisa

Xidigada Deepika Padokune oo ugu hambalyeysay aabaheed Prakash Padukone Dhalashadiisa

Xidigada aadka looga taageero dalka India iyo guud ahaan caalamka ee Deepika Padokune ayaa maanta hambalyo qulubteena taabatay u dirtay aabaheed Prakash Padukone oo sida ay sheegato ah ruux qalbigeeda aad iyo aad ugu weyn la’antiisna aysan soo gaarteen meesha ay maanta joogto, waxaana meesha kamaqnayn ayaduna hooyadeed Ujjala Padokune oo ayaduna si aan inaba caadi ahayn uga qeyb qaadatay dhiiri galinta iyo garab istaagida gabdheeda waxaana in waalidkeed ay aad iyo aad  ujecel yihiin Deepika markhaati inooka ah xaqiiqada ah in aysan ku khasbin inay raacdo wadadii abaheed ee ahayd in uu yahay xidig ku guuleystay marar badan ciyaarta loo yaqaano Badmintom.

Xafladii dhalashadiisa ayaa waxa ladhigay shalay waxayna dhamaan tageeraheedu sugayeen xiliga ay baraha bulshada ugu hambalyeyn doonto baraha bulshada si aan anaguna ugu hambalyo ninka masuulka ka ah madadaalada ay na madadaaliso xidigadan quruxda iyo qaayaha badan waxayna ugu danbeyntii oo dhigtay maanta barteeda Instagramka postigan hoose:

Happy Birthday Pappa…I Love You!❤️

A post shared by Deepika Padukone (@deepikapadukone) on

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password