Noor

Noor

WATCH TRAILER
1.8

User Avg

Noor
Noor

Filimkaan ayaa waxaa daadihinaysa xidigada caanka ee Sonakshi Sinha wuxuuna ku salaysan yahay sheeko aad iyo aad uxiiso badan waxaana laga qorey sheeko ay hada kahor qodhay qoraa reer Pakistan ah oo lagu magacaabo Saba Imtiaz.

Filimka ayaa waxaa soosaaray Bhushan Kumar, Krishan Kumar Vikram Malhotra waxaana dhinaca muusiga gacan ka geystay Songs: Amaal Mallik Background score: Naren Chandavarkar Benedict Taylor waxaana kamid ah shirkadaha soo-saaray kamid ah T-Series iyo waliba Abundantia Entertainment.

Filimka ayaa waxaa looga hadlaya luuqada Hindiga oo kaliya waxaana sidoo kale kamid ah jilayaasha ayaguna doorarkooda jilaanimo ka qaadanaya:

Release Date:, Genre:Actors:Director:

Latest News

No items found.

Latest Images

No items found.

Latest Videos

No items found.

Lost Password