Raabta

Raabta

4.4

User Avg

Raabta
Raabta

Waa filim dhawaan soo bixi doona waxaana daadihinaya xidigaha kala ah Kriti Sanon iyo xidiga uu jacaylku kala dhaxeeyo  hada ee Sushant Singh Rajput wuxuuna kusocdaa sheeko jacayl iyo xarakaad isugu jidha oo aan inaba caadi ahayn waana dib usoo nooleyntii filimka aad caanka ah ee aad wada garaneysaan ee reer Telegu magaciisuna ahaa Magadheera.

Waxaa soo-saaray Dinesh Vijan, Homi Adajania iyo waliba Bhushan Kumar waxaana dhanka Muusig gacan weyn ka gesytay Pritam, shirkadaha maal geliyey filimka ayaa waxay kala yihiin T-Series iyo waliba Maddock Films.

Filimkaan ayaa waxaa luuqadiisa rasmiga ah ee looga hadli doono ay noqon doontaa luuqada hindiga waxaana sidoo kale doorarkooda jilaanimo ka qaadan doona oo wax ka jili doona xidigaha kala ah:

  • Varun Sharma
  • Nidhi Subbaiah
  • Jim Sarbh
  • Karan Singh Chhabra
  • Deepika Padukone in a special appearance

 

Latest News

BOX OFFICE: Filimka Raabta iyo maalintiisi 2aad

Waxaa sidaan wada ognahayba shaneemooyinka India iyo qaar kamid ah kuwa caalamka saaran filimka ay d...[Read More]

BOX OFFICE: Halke maraya xaalka filimka Raabta sideese u gadmay?

Filimka ay daadihinayaan xidiga iyo xidigada uu xiriirka jacayli kadhaxeeyo ee Raabta ayaa shalay la...[Read More]

Latest Images

No items found.

Latest Videos

No items found.

Lost Password