Raabta News

Raabta

4.4

User Avg

Raabta News

BOX OFFICE: Filimka Raabta iyo maalintiisi 2aad

Waxaa sidaan wada ognahayba shaneemooyinka India iyo qaar kamid ah kuwa caalamka saaran filimka ay daadihinayaan xidigaha quruxda badan ee Kriti Sanon iyo waliba Sushant Sing Rajput waxaana lasaaray maalintii Jumcaha ee dhamaadkii asbuuci hore waxaana sidan shalayba sheegnay uun filmku ku bilawday dakhli aad uxun wuxuuna ku guul dareystay...[Read More]

BOX OFFICE: Halke maraya xaalka filimka Raabta sideese u gadmay?

Filimka ay daadihinayaan xidiga iyo xidigada uu xiriirka jacayli kadhaxeeyo ee Raabta ayaa shalay lasaaray shaneemoyinka India iyo waliba qaar kamid ah kuwa caalamka waxaana sida aan wararka ku helnay uu ugadmay si aan wanaagsanayn hase ahaate waxaa wajiyada iyo dareenka Kriti iyo Sushant laga dhadhaminayey inay ku faraxsanyeen dakhliga u...[Read More]

Lost Password