2017

Bahubali 2

Filimkaan aya waxaa dadihinaya xidiga reer telegu ee Prabhas oo ku matali doona Bahubali iyo waliba Ranna Daggubati iyo sidoo kale qalanjada aad wada ...[Read More]

Sarkar 3

Waxa flimkaan daadihinaya xidiga magaca weyn kuleh bollywoodka ee Amitabh Bachchan wuxuuna kusocdaa sheeko ku salaysan arimo siyaasadeed,dhac iyo dram...[Read More]

Aagaya Hero

Waxaa filimaakaan daadihinaya xidiga weyn ee Govinda wuxuuna kusocdaa sheeko ku salaysan shactiro iyo xarakaad aan inaba caadi ahayn.Waxaa hagge ka ah...[Read More]

Irada

Filimka Iraada ayaa waxa wada daadihinaya xidigaha kala ah Sagarika Ghatge, Naseeruddin Shah iyo waliba Arshad Warsi waxa uuna ku socda sheeko ku sala...[Read More]

Rangoon

Filimkaan ayaa kusocda taarrikh dhacday dagaalkii labaad ee aduunka waxaynu ku salaysan tahay sheekadiisu qisadii xidigadii caanka ahayd ee Fearless N...[Read More]

Logan

Filimkaan ayaa waxaa daadihinaya jilaaga caanka ah ee Hugh Jackman wuxuuna xiriir la leeyahay aflaamta kala ah Wolverine iyo waliba X-men waxaa uuna m...[Read More]

The Ghazi Attack

Filimkan ayaa waxaa wada daadihinaya xidigaha kala ah Rana Duggubati, Tapsee pannu iyo waliba Satyadev Kancharana waxa uuna kusocdaa qiso dhab ah oo d...[Read More]

Badrinath Ki Dulhania

Filimkan ayaa waxa daadihinaya jilaaga da'da yar ee Varun Dhawan iyo xidiga caanka ah ee Alia Bhatt waxa uuna kusocdaa sheko jacayl oo aad iyo aad uxi...[Read More]

Kung Fu Yoga

Filimkaan ayaa waxa wada daadihinaya jilaasha kala ah Jackie Chan, Sonu Sood, Amyra Dastu iyo waliba Aarif Rahman waxa uuna kusocda sheeko aad u xiiso...[Read More]

Jolly LLB 2

Filimka Jolly LLB2 ayaa wax wada daadihinaya jilaaga caanka a ee Akshey kumar iyo Huma Qureshi waxaana Hagge ama Director ka ah Subhash Kapoor waxaana...[Read More]

Commando 2

Filimka Commando ayaa waxaa wada daadihinaya xidiga lagu magacaabo Vidyut Jammwal iyo xidigada Adah Sharma waana filim sheeko,dagaal iyo khiyaamo inta...[Read More]

Kaabil

Waxaa uu filimkani kusocdaa qiso jacayl oo aad iyo aad u xiiso badan taas oo dhex maraysa laba ruux oo indhoole ah oo ku qanacsan kuna faraxsan xalado...[Read More]

Lost Password