Anushka Sharma

HEESTA ASBUCA: Inaba caadi ma ahan heesta Radha ee filimka “Jab Harry Met Sejal”

Filimka Jab Harry Met Sejal ayaa ah mid taageeraha xidigaha jilaya ay aad iyo aad u sugayaan waxaana kahor soo bixitaankiisa si weyn loo sugayaaa goos-gooskiisa kaas oo soo bixi doona waqtiyada soo so...[Read More]

RASMI: Shahrukhan oo markii ugu horeysay filim ugaso muuqan doono asago qaba Turbanka Zinga-Zingaha – Ka arag halkan

Waxaa bilihii ugu danbeeyey aad iyo aad iyo aad loogu hadal hayey dhamaan baraha bulshada filimka aan wali magaca loo bixin ee ay kasoo muuqan  dononaan xidigaha caanka ah ee Shahrukhan iyo waliba Anu...[Read More]

WARBIXIN+SAWIRO: Muqaalada ugu muhiimsan filimka cusub ee xidiga Shahrukhan oo lagu duubayo Gobolka Punjab

Waxaa bilihii ugu danbeeyey si dar dar leh usoconayey jilista filimka cusub ee uu daadihinayo xidiga Shahrukhan ee aan wali magaca rasmiga loo bixin ee uu sidoo kale Haggaha kayahay directorka weyn ee...[Read More]

BOX OFFICE: Halke maraya xaalka Filimka Phillauri sideese ugadmay maalintisii 2aad?

Waxaa filimkaan daadihinaya xidigaha kala ah Anushka Sharma iyo waliba Diljit Dosanjh waxaana shaashadaha shaneemooyinka india iyo qaar kamid ah kuwa caalamka lasoo saaray horaantii malintii Jumcaha w...[Read More]

Maxay tahay Sababta Karan Johar Uga Qeyb Gali waayay Aaska Aishwarya Rai Aabaheed?

Karan iyo Aishwarya waxay ahaayeen dad isyaqaan oo asxaab ah waxayna saaxibo ahaayeen muddo 10 sanno ku dhow .  sanadkii hore waxay u sameysay  filim soo saarahaan caanka ah filimka Ae  Dil Hai Mushki...[Read More]

Malaga yaaba in Sidharth Malhotra uu noqdo soo-saare? Sideese u arkaa asagu? Halkan ka ogow jawabaha

Xidigada aadka looga daba dhacay ee Sidharth Malhotra ayaa mar la weydiiyey fikirkiisa ku aadan in uu noqdo soo-saare amaba in uu noqdo director hagga aflaamta bollywoodka waxa uuna sheegay in uusan h...[Read More]

Filimka ay isla soo Wadaan Shah Rukh khan Iyo Anushka Sharma oo Sameeyay Rs 100 crore Durba …. Sidee ku dhacday?

Bollywood-ka Marka laga hadlayo Dhanka awoodda Waxaa aad Loogu Yaqaan Saddexda Khan, waxaana laga fishaa inay Filimaan Dhankasta Awood ku leh soo Saaraan. Hadday soo saaran filim aan laga helin taas b...[Read More]

SAWIRO: Shah Rukh Khan oo ku gudo jira jilista filimkiisa cusub ee uu haggaha kayahay Imtiaz Ali

Filimkaan ayaa waxa hagge ka ah Imtiaz Ali waxaana sida ay asaga iyo madaxda kale ee filimka sheegen wali lagu gudo jira hawlaha magaca usamaynta ee filimka waxaana hada si ku meel gaar ah laagu bixiy...[Read More]

Shahrukhan oo ku faraxsan la shaqeynta soo-sarayasha filimkiisa ‘The Ring’ ee Imtiaz Ali iyo Vaibhavi Merchant

Xidigaan oo dhawan kasoo faroxashay filimkiisa Raees ayaa bilaabi doono hawlaha filimkiisa soo socda ee lagu magacaabo The Ring oo ay sidoo kale ku wehelin doonto xidigada caanka ah ee Anushka Sharma....[Read More]

Lost Password