Disha Patani

WARBIXIN+SAWIRO: Waa hubaal in 10kaan sawir ee quruxleyda Disha Patani kaa yaabi doonan

Ugu horeyn maanta waa dhalashada xidigada aan mawduuca kusoo xusnay ee quruxda lagu manaystay waxaanan F4U ahaan si kal iyo laab ugu hambalyeynaa Disha dhalashadeeda, intaas kadib waxaan maanta doonay...[Read More]

TOP 5: Maxaad kala socota 5tii arimood ee loogu hadal hayska badna asbuuci lasoo dhafay?

Asbuuci lasoo dhaafay ayaa ahaa mid xiisihiisa iyo xamaasadiisa wata waxaana badankood goobaha madadaalada lagu hadal hayey 5ta qodob ee aan maanta hoos idinku hayno oo kamid yihiin soo bixitaanka fil...[Read More]

WARXBIX+SAWIRO: Tiger Shroff iyo jacaylkiisa Disha Patani oo kudhex mushaaxaya dalka India

Lamaanaha aadka isku jecel ee Disha Patani iyo xidga magaca weyn kadhaxlay abihiis ee Tiger Shroff ayaa waqtiyadi ugu danbeeyey waqti aan inaba caadi ahayn wada qadanayey ayagoo lagu arkayey magalada ...[Read More]

WARBIXIN+SAWIRO: Disha Patani kama aysan helin qaabka uu ula dhaqmay jacaylkeeda Tiger Shroff! wajigeeda ayeyna kamuuqata

Qalanjada aadka looga daba dhacay quruxdana lagu ,manaystay ee Disha Patani ayaa sida aanu wada ognahayba waxa ay xiriir jacayl oo aan inaba caadi ahayn wadaagan xidigada quruxda iyo murqaha usaaxiibk...[Read More]

WOW! Indhaha looma dhamayn Karo quruxda kamuuqata wajiyada xidigaha Varun Dhawan, Disha Patani iyo Alia Bhatt–Ka arag halkan

Waxaa xafladii abaal marinta ee xalay ee Hall Of Fame Awards sidaan soo sheegnayba kasoo qeyb galay xidigo aan indhaha loo dhamayn quruxda kamuuqatay waxaana halkaan idinku hayna kuwoodii ugusii qurux...[Read More]

Lost Password