Hrithik Roshan

Iska ilow Krrish iyo Ra.One! Awooda Prabhas ee filimkiisa Bahuubali 2 mid lamid ah majidho

Xidiga aadka looga daba dhacay ee Prabhas iyo filimkiisa Bahubali 2 ee shalay soo baxay waxay jabiyeen Records aan inaba caadi ahayn oo horay loo haweysan in lajibiyo waxayna dhigteen kuwa cusub oo si...[Read More]

RASMI: 9 jeer oo xidigaha bollywoodka ugu caansan ay dhabarkooda noo soo hor mariyeen!

Waxaa sida aan wada ognahayba filim walibaaba uu leeyaha muqaalkiisa kowaad amaba Posterkiisa kowaad waxaana lagu dadaala oo madaxda filim waliba ay xooga saaran in muqaalka Posterkaas uu noqdo mid dh...[Read More]

WOW! Indhaha looma dhamayn Karo quruxda kamuuqata wajiyada xidigaha Varun Dhawan, Disha Patani iyo Alia Bhatt–Ka arag halkan

Waxaa xafladii abaal marinta ee xalay ee Hall Of Fame Awards sidaan soo sheegnayba kasoo qeyb galay xidigo aan indhaha loo dhamayn quruxda kamuuqatay waxaana halkaan idinku hayna kuwoodii ugusii qurux...[Read More]

Maxay Tahay Sababta Uu Hrithik Roshan Koofiyadda Ugu Qarinayo Timihiisa.

Laga Yaabee Inaadan Laba Socon, Ayaantanba Hrithik Waxaa Lagu Arkayey Asagoo Xiran Koofiyad, Runtii Aad Buu Ugu Soo Baxay Waxayna Noqotay Arrin Xiiso Leh Maaddaamoo Tani Muddo Soo Noq Noqonaysay. Waxa...[Read More]

Muxuu ka yiri Hrithik Roshan Wada shaqeynta Asaga iyo Shahrukhan?!

Xidigaha aadka looga tageero bollywoodka ee Sharukhan iyo Hrithik Roshan oo maalmihii ugu danbeeyey uu dhex mareyey tartan aad iyo aad u adag kasoo ay ugu jireen horumarinta iyo suuq geynta aflaamtood...[Read More]

Lost Password