Ranbir kapoor

Malaga yaaba in Ranbir Kapoor uu ogolaado guur ay so qabanqaabiyeen waalidkiis?

Xidigada aadka looga taageero India iyo Ranbir Kapoor ayaa xiliyadii ugu danbeeyey waxaa nasiib daro ka haysatay dhanka xiriiradiida maadaama oo 2bo sano gudahood ay isku dhaceen labo kamid ah xidigah...[Read More]

TOP 5: Maxaad kala socota 5tii arimood ee loogu hadal hayska badna asbuuci lasoo dhafay?

Asbuuci lasoo dhaafay ayaa ahaa mid xiisihiisa iyo xamaasadiisa wata waxaana badankood goobaha madadaalada lagu hadal hayey 5ta qodob ee aan maanta hoos idinku hayno oo kamid yihiin soo bixitaanka fil...[Read More]

BEST DRESSED OF THE WEEK: Waa kuwee xidigahii ugu labiska qurxoona asbuuci lasoo dhaafay?

Waxaa jirtay xili aan la danayn labiska jilayasha iyo qaabka ay u dhaqmaan xiliyada ay ku sugan yihiin meelaha Puplicga ah balse maanta iyo waqtigu waxay kalifeen in xita socodka jilaaga la qiimeeyo i...[Read More]

CAJIIB! Muxuu ula jeeda Shahrukhan qoraalkan uu soo dhigay ciwaankiisaTwitterka?

Xidiga aadka looga daba dhacay ee Shahrukhan ayaa ugu danbeyntii shaaciyey magaca rasmiga ah ee filimkisa dhawaan soo bixi doona wuxuuna noo sheegay in uu yahay  “Jab Harry Met Sejal” waxayna arintaan...[Read More]

RASMI: Kadib filimka Shahrukhan director Imtiaz Ali Zafar oo lashaqeyn doona xidiga Ranbir Kapoor

Waxaa dhawaan lasoo gaba-gabeyn doona filimka uu hagaha kayahay directorka caanka ah ee Imtiaz Ali  ee aan wali magiciisa lashaacin walow aan madaxda filimka iyo jilayashiisaba kasugaynaa in ay sida u...[Read More]

RASMI: 9 jeer oo xidigaha bollywoodka ugu caansan ay dhabarkooda noo soo hor mariyeen!

Waxaa sida aan wada ognahayba filim walibaaba uu leeyaha muqaalkiisa kowaad amaba Posterkiisa kowaad waxaana lagu dadaala oo madaxda filim waliba ay xooga saaran in muqaalka Posterkaas uu noqdo mid dh...[Read More]

Shah Rukh Khan iyo Ranbir Kapoor oo Film wada sameyn Doona. Wax ka Ogow Warbixin Kooban oo Ku saabsan!

Karan Johar  Labadda Actor ee  Uu ugu jecelyahay  waa Ranbir iyo SRK  ayuu  ku  kulmin doonaa mashruuc film oo aad u weyn  oo uu director  ka noqon  doono  kaasoo la filayo  inuu  lagudo  galo  goor d...[Read More]

Maxay tahay Sababta Karan Johar Uga Qeyb Gali waayay Aaska Aishwarya Rai Aabaheed?

Karan iyo Aishwarya waxay ahaayeen dad isyaqaan oo asxaab ah waxayna saaxibo ahaayeen muddo 10 sanno ku dhow .  sanadkii hore waxay u sameysay  filim soo saarahaan caanka ah filimka Ae  Dil Hai Mushki...[Read More]

Deepika Padokune Kamasoo qeyb geli doono bandhig Filimeedka “Cannes”!–Ogow sababta

Xidigada aadka looga daba dhacay ee Deepika Padokune ayaa wararkii ugu danbeeyey waxa ay sheegayaan sheegayaan inaysan kudul socon doonin rooga guduudan ee bandhig filimeedka aadka loga xiiseeyo India...[Read More]

Ranbir Kapoor Oo Daadihiye Ka Noqonaya Barmaamijka ”Nach Baliye 8” Muxuusa yahay barmaamijkani?

Taageerayaasha RK Ayaa War Farxad Leh Ka Helay Taasoo Ah In Uu Daaddihiye Ka Noqon Doono Barnnaamijka Ciyaaraha Ah Ama Dance Ee Nach Baliye Qaybtiisa 8aad. Warka Ayaa Ku Noqday Qof Kasta Oo Taageera R...[Read More]

Lost Password