Salman Khan

Filimka Salman Khan ee Tubelight oo ku guul daraystay in uu kahelo guddiga CBFC shahaadadiisa waqtiyeynta

Filimka Tubelight ayaa ah mid si weyn loo sugayo waxaanan  maanta kusoo dhacaya dhamaan taageeraha sida daran usagaya filimkan warar murugadooda wata kuwaas oo ah in filimku ku guul daraystay in uu he...[Read More]

RASMI: Shahrukhan, Salman Khan iyo Akshay Kumar oo kasoo muuqday liiska 100ka xidig ee ugu mushaarka badan caalamka

Xidigaha Bollywoodka ayaa inta badan lagu xantaa in aysan gaari karin kuwa Hollywoodka markay noqoto dhanka mushaaraadka balse xidigaha aan magacyadooda mawduuca kusoo xusnay ayaa maanta beeniyey gebi...[Read More]

RASMI: Shahrukhan iyo Salman Khan kama soo wada qeyb geli doonan IIFA AWARDS 2017 Sababto ah…..

Xidiga magac weyn kuleh bollywoodka ee Shahrukhan ayaan gebi ahaanba kasoo qeyb geli doonin xaflada abaal marinta ee lagu magacaabo IIFA AWARDS ee dhici doonta qeybaha danbe ee sanadkan taaso micnahee...[Read More]

KATRINA KAIF weyba idileesaa hadaanan filimka (TIGER ZINDA HAI) door muhiim ah kasiinin “ALI ABBAS ZAFARI”

KATRINA KAIF weyba idileesaa hadaanan filimka (TIGER ZINDA HAI) door muhiim ah kasiinin sidaas waxa yiri directorka lagu magacaabo ALI ABBAS ZAFARI ALI ABBAS oo kamid ah directorada ugu caansan direct...[Read More]

RASMI: Nawazuddin Siddiqui oo diiday in uu qeyb ka ahaado filimka “Tiger Zinda Hai”

Xidiga caanka ah ee Nawazuddin Siddiqui  ayaa waxaa lagu yaqaana in uu doorar aan inaba caadi ahayn ugasoo muuqdo aflaamta uu qeybta kayahay waxaana sidaan wada ognahayba asaga iyo Salman Khan ay mar ...[Read More]

MAXA KAJIRA?: In Salman Khan uu kasoo muuqan doono filimka Taariikh nololeedka Sanjay Dutt?

Waxaa waqtiyadii ugu danbeeyey haystay badankood baraha bulshada iyo goobaha madadaladaba in xidiga magaca weyn kuleh bollywoodka ee Salman Khan uu kasoo muuqan doono filimka uu daadihin doono xidiga ...[Read More]

WARBIXIN+MUUQAAL: Salman oo wacdaro kadhigay magaalada Sydney iyo Bandhigiisa Da-Bangg oo caalamka looga riyaaqay

Bandhiga aadka looga daba dhacay ee xidiga Salman Khan ee lagu magcaabo Da-Bangg ayaa amaan aan inaba caadi ahayn kala kulmay dhamaan dadkii soo xaadiray goobihii uu ku qabtay ilaa hada waxaanan gooba...[Read More]

+SAWIR: Filimka “Tubelight” ee xidiga Salman Khan oo Poster 2aad lagaso bandhigay

Waxay ahayd shalay subax markii madaxda filimka aadka loo sugayo ee uu daadihinayo xidiga aadka looga daba dhacay ee Salman Khan ay soo saareen sawir xiiso badan geliyey dhamaan taageeraha jilagaan sa...[Read More]

RASMI: 9 jeer oo xidigaha bollywoodka ugu caansan ay dhabarkooda noo soo hor mariyeen!

Waxaa sida aan wada ognahayba filim walibaaba uu leeyaha muqaalkiisa kowaad amaba Posterkiisa kowaad waxaana lagu dadaala oo madaxda filim waliba ay xooga saaran in muqaalka Posterkaas uu noqdo mid dh...[Read More]

+SAWIR: Posterkii ugu horeeyey ee Filimka “Tubelight” oo lasoo bandhigay

Waxaa goor dhaw lasoo bandhigay Posterkii amaba sawirkii ugu horeeyey ee filimka Tubelight ee xidiga Salman Khan waxaana sida aad hoos ku arki doontaanba sawirkani uu noo iftiminayaa muuqalka iyo styl...[Read More]

Lost Password