Sidharth Malhotra

Sidharth Malhotra iyo Manoj Bjpayee oo gudo galay jilista filimkooda Aiyaary

Xidigaha caanka ah ee Sidharth iyo Manoj bajpayee ayaa sida aan wararka kuhelayno gudo galay jilista filimkooda xiga ee Aiyaary waxaana sida kamuuqata sawirka aan ka helnay labadan xidig in ay si waca...[Read More]

WARBIXIN+SAWIRO: Waa dhab in uu xiriir jacayl kadhaxeeyo Alia Bhatt-Sidharth Malhotra iyo Deepika Padokune-Ranveer Singh

Waxaa inbadan si weyn loogu xaman jiray Alia Bhatt iyo Sidharth Malhotra in uu kadheexeyo xiriir jacayl oo qarsoodi waxana hadii aad ku xirnayd webkeena aanu marar badan kasheekaynay hadba meesha ay x...[Read More]

RASMI: Posterka cusub ee filimka ‘Aiyaary” oo soo baxay iyo muuqaalka Sidharth Malhotra oo an inaba caadi ahayn

Waxaa lasoo bandhigay saaka muuqaalka kowaad ee posterka filimka an mawduuca kusoo xusnay ee Aiyaary waxaanan sida wararku kusoo baxeen daadihin doona xidiga aadka looga daba dhacay ee Sidharth Malhot...[Read More]

WARBIXIN+SAWIRO: Karan Johar oo isku dayaya in uu dhex dhexaadiyo xidigaha Varun Dhawan iyo Sidharth Malhotra

Waxaa sidaan lasocotaanba kadhaxeeyey labaadan xidiga dagaal qabow kaas oo kusoo bilawday qalanjada labadoodaba lagu xaman jirey ee Alia Bhatt waxaana sida muuqatana la arkayey ayadoo labada jilaaba m...[Read More]

SAWIRO+WARBIXIN: Waxbaa kajira dagaalka qabow ee Varun Dhawan iyo Sidharth Malhotra!–Ka akhriso halkan cadeynta

Waxaa bilihii ugu danbeeyey suuqyada india iyo dhamaan goobaha dhalinyarada madadaalada ka faaloota isugu timaado somalia iyo India labadaba kamid ahaa mawduucyadii ugu hadal hayska badnaa “Daga...[Read More]

Amitabh Bachchan Iyo Deepika Padukone oo isku arkay HT Awards (SAWIRO)

xafladda Abaalmarinada Hindustan Times ayaa waxaa lagu qabtay Magalaada Mumbai habeenkii jumcadda waxaana kasoo qayb galay jilaayaal badan iyo dad caanka ah India waxaana kamid ahaa lamaanayaasha Kajo...[Read More]

WOW! Sidharth Malhotra iyo Sonakshi Sinha oo bilaabay jilista filimka “Ittefaq”

Xidigaha sida weyn looga taageero bollywoodka ee Siddharth Malhotra iyo Sonakshi Sinha ayaa si rasmi ah maanta u bilaabay jilista filimkooda cusub ee lagu magacaabo Ittefaq oo an sidoo kale horey idin...[Read More]

Lost Password