Tubelight

Tubelight

7.5

User Avg

Tubelight
Tubelight

Filimkaan ayaa waxa daadihinaya xidiga magaca weyn kuleh bollywoodka ee Salman Khan waxaa uuna kusocdaa sheeko ku salaysanTariikh dagaal oo uu qoray haggaha weyn ee Kabir Khan oo sidoo kale haggaya filimkan.Filimka ayaa dhinaca kale kusocda sheeko jacayl oo dhex maraysa nin Hindi ah iyo gabar u dhalatay dalka China waxaana kaloo kujiri doona xidiga weyn ee Shahrukhan.

Filimkan ayaa waxaa dhinaca muusiga gacan ka geystay Pritam iyo Julius Packiam waxaana isla markaas edit/hagaajiyey Rameshwar S. Bhagat.

Shirkadaha filimka maal geliyey ayaa kala ah:

Jilayaasha kale ee filimkan kujiri doona ayaa waxaa kamid ah:

  • Shahrukhan
  • Om puri
  • Sahil Mehta
Release Date:, Genre:, Actors:, , Director:

Latest News

Filimka Salman Khan ee Tubelight oo ku guul daraystay in uu kahelo guddiga CBFC shahaadadiisa waqtiyeynta

Filimka Tubelight ayaa ah mid si weyn loo sugayo waxaanan  maanta kusoo dhacaya dhamaan taageeraha s...[Read More]

Latest Images

No items found.

Latest Videos

No items found.

Lost Password