Wajah Tum Ho

Wajah Tum Ho

10

User Avg

Wajah Tum Ho
Wajah Tum Ho

Waxaa filimkan wada daadihinaya jilayaal dhawr ah oo kala ah Zareen Khan,Sharman Joshi,Karan Singh iyo waliba Gurmeet Choudhary oo qaarkod aad ku aragteen filimka caanka ah ee Hate Story 3  waxa uuna kusocda sheeko salka ku haysa khiyaamo.Waxaa soo-saaray Bhushan Kumar iyo Krishan Kumar waxaana haggaya Vishal Pandya.

Filimkaan ayaa waxaa lagu dhawaaqay May 2016 waxaana duubistiisu bilaabatay bishii October ee sanadka 2016.Goos-gookiisa amaba trailerkiisa aya waxaa lasoo bandhigaya 14ka October ee sanadka 2016.Waxaana si rasmi ah losoo bandhigi doono filimka 16ka bisha December ee sanadka 2016.

Heesaha filimka kujira aya waxa ay gaarayaan ilaa 5 heesood waxay ayna kala yihiin:

Latest News

No items found.

Latest Images

No items found.

Latest Videos

No items found.

Lost Password