A Basheer

Abdi is King

Priyanka Chopra Oo Garaacday Angelina Jolie Noqotay Haweenayda labaad ee ugu qurux badan sanadkan

Priyanka Chopra Ayaa La Shaaciyay Inay Tahay Ama Gashay Booska Labaad Ee Gabadha Ugu Quruxda Badan Sannadkan 2017. Ma Jiraan Wax U Diidaya Xidigadaan Inay Guulaheedu Iska Soo Daba Dhacaan. Qiimaynta L...[Read More]

Alia Bhatt Oo Filmka Thugs Of Hindustan Kala Qayb Qaadan Doonta Aamir Khan Iyo Amitabh Bachchan.

Aamir Khan Waxaa La Filayaa In Lagu Arko Filmka Soo Socda Ee Ay Leeyihiin Yash Raj Films Laguna Magacaabo Thugs Of Hindustan. Filmka Asagoo Muddo Qaadan Doona Uu Kusoo Fuulo Shaashadaha Ayaa Haddana A...[Read More]

Ma Dhab Baa In Wali Salman Khan Uu La Socdo Lulia Vantur?

Muddo Dheer Dabadeed Oo Ay Xiriir Lahaayeen Xiddiga Wayn Ee Salman Khan Iyo Gabadha Reer Romania Ee Lulia Vantur Ayaa Waxaa Ayaamahanba Soo Baxayey Warar Sheegaya Inay Kala Hareen. Balse Wararkaas Oo ...[Read More]

Naam Shabana Iyo Maalinkii Saddexaad Lacagaha Uu Soo Xareeyay.

Filmka Naam Shabana Oo Ay Hormmud U Yihiin Akshey Kumar Iyo Tapsee Panu Ayaa Shaashadaha Soo Fuulay Jimcihii Hore. Maalinkii Saddexaad Ayuu Shaleemooyinka Saaran Yahay Asagoo Guulo La Taaban Karo Soo ...[Read More]

Ram Charan Oo Guda Galay Samaynta Uu Film Lasoo Wada Xiddigadda Samantha Ruth Prabhu.

Ram Charan Sabtidii Wuxuu Ka Dhawaajiyay Inuu Gudo Gali Doono Diyaarinta Filmkiisa Xiga Oo Teluguga Ah Aanse Magaciisa La Shascin. Ram Charan Ayaa Facebookgiisa Kusoo Qoray ” Waxaan Ka Dagnnay R...[Read More]

+Sawirro : Maxay Tahay Sababta ay Deepika Padukone u Booqatay Dehradun

Waxaa La Arkayey DP Oo Ka Sii Ambba Baxaysa Madaarka Magaalada Mumbai Ayadoo Halkaas La Sheegay Inay Safar Ugu Baxday Magaalada Dehradun. Lama Oga Sababta Dhabtaa Ee Ay Halkaasi U Aadday Balse Inay Ar...[Read More]

Aditi Rao Haydari Maxay Ka Tiri La Shaqaynta Sanjey Dutt.

Xiddigadda Da’da Yar Ee Aditi Rao Haydari Ayaa Ka Hadashay Dareenkeeda Ku Aaddan La Shaqaynta Xiddigga Wayn Ee Sanjay Dutt Ayadoo Ku Tilmmaantay Arrin Cajiib Ah Ayna U Tahay Xirfad Qaadasho Muhi...[Read More]

 Deg-Deg Actor-ka Hogaamiyaha ka Noqon Doona Filimka Dhoom 4 oo la Ogaaday. Halkaan ka ogow

Jilaaga caanka ah ee Salman Khan ayaamahan wuxuu dalxiis u jiray jaziiradda Maldives xagaas oo uu kaga qeyb galayay Dhalashadda wiilka uu abtiga u yahay ee Sanad jirsaday, waxaana la ogaaday warbixin ...[Read More]

+ Video : Maxaad Ka Taqaan Wuxuu Xambaarsan Yahay Filmka Ay Soo Wadaan Perineeti Chopra Iyo Ayshmann Khurrana?

Meeri Pyaari Bindu Magaciisa Markaad Aragto Laga Yaabee Inaad Is Tiraahdo Waa Film Maadays Ah Ama Qosol Laakiin Sida Xayeysiiska Laga Arkayey Waa Film Qiso Jacayl Oo Baaxad Wayn Wata. Waxaa Xayeysiisk...[Read More]

Ma Laga Yaabaa In Varun Dhawan Filmkiisa Badrinath Ki Dulhania Uu Garaaco Filmka Akshey Kumar Ee Jolly LLB 2?

Filmkii Cusbbaa Ee Varun Dhawan Ee Badrinath Ki Dulhania Ayaa Dar Dar Xoog Leh Ku Dhex Cararaya Box Officeka. Daawashadiisii Waxaa Soo Xaadiray Dad Badan Oo Aad U Xiisaynayey Filmka Iyo Daawashadiisa ...[Read More]

Amit Sadh oo Wax ka Jili Doona Filimka Xiga ee Akshay Kumar

Amit Sadh waa jilaa soo caan baxay muddooyinkaan danbe wuxuuna Bollywood ka dhex sameystay Shacbiyad Fiican isagoo Filimaan dhowra kala soo muuqday Jilaayadda ugu awoodda badan Bollywood waxaana u dan...[Read More]

  • 1
  • 2
  • 9

Lost Password