A Basheer

Maxaa ka jira in Aamir Khan Uu Heshiis La Saxiixday Shirkadda Netflix?

Dhawaanahaan waxaa la iskusoo sawirey Aamir Khan Iyo Shah rukh Khan oo la sawiran Madaxa Shirkadda Ama CEO-ga Netflix ee Reed Hastings kaasoo aad ugu faafay baraha bulshadda siyaabo kala duwan. Saddex...[Read More]

Wow! Shraddha Kapoor Oo Soo Bandhigtay Muuqaalka Walaalkeed Uu Ku Jili Doono Filimka Haseena.

Atariishadda Bollywood ee Shraddha Kapoor ayaa barteeda Twitter-ka kusoo bandhigtay Sawir laga dheehan karro Qaabka iyo Muuqaalka uu walaalkeed Siddhanth Kapoor ku Mateli doono ninkii caanka ahaa ee D...[Read More]

Maxaa Ka Dhexeeya Ranbir Iyo Amisha Patel?

Wali Waa Arrin Dag Dag Ah Inan Sawirkaan Faallo Ka Bixinno Sawirkaan Kulmmiyay Ranbir Kapoor Iyo Ameesha Patel Oo Si Wada Jira Uga Qayb Qaadanayey Xafladdii Dhalashada 70aad Ee Ranbir Adeerkiis Randhi...[Read More]

Salman Khan Door Noocee ah ayuu ku yeelan doonaa Filimka Judwaa 2?

Judwaa 2 Waa Qaybta Labaad Ee Filmkii Salman Khan Ee Judwaa Waxaana Jili Doona Xiddigo Uu Hormmuud U Yahay Varun Dhawan. Waxaa La Sheegay Salman Khan Inuu Ka Qayb Qaadan Doono Filmka Khaas Ahaan Uu Ku...[Read More]

Alia Bhatt Maxay Ka Tiri Arrimaha Mustaqbbalkeeda Iyo Guurka.

Alia Bhatt Waxay Taageere Aan Caadi Ahayn U Tahay Kareena Kapoor. Alia Ayaa Si Cad U Sheegtay Inay Muddo Dheer Taageere U Ahayd Kareena. Alia Ayaa Bixisay Tusaale Kale Oo Ku Saabsan Sida Ay U Jeceshah...[Read More]

+ Video : Shahid Kapoor Oo Arrin La Yaab Leh U Sameeyay Xaaskiisa Mira.

Shaahid Iyo Xaaskiisa Mira Waxay Is Qabaan 2 Sano Ilaa Haddana Waxay U Dhaqmaan Sidii Inay Lammaane Isku Cusub Yihiin.Waxaynnu Ka Hadllaynnaa Waa Shahid Kapoor Iyo Mira Rajput Kuwaasoo Aan Ka Daalin I...[Read More]

+Sawirro : Maxaad Ka Taqaan Gacalisada Cusub Ee Salman Khan Walaalkiis Arbaaz Khan.

Kaddib Kala Taggii Arbaaz Iyo Xaaskiisii Hore Ee Malaika Arora, Waxaa Muuqata In Bog Cusub U Furmmay Noloshiisa. Xiddiggu Wuxuu Soo Bandhigay Qof Uu Ku Sheegay Inay Noloshiisa Qaali Ku Tahay. Waa Gaba...[Read More]

Shah Rukh Khan Muxuu Sameeyay Markuu Wiilkiisa Curad Ee Aryan U Dhashay(+VIDEO)

Shah Rukh Khan Ayaa Wiilkiisa Curad Ee Aryan Khan Haatan Sii Cago Cagaynayaa Da’diisii 19aad. SRK Ayaa Ka Hadllay Dareenkiisii Ku Aaddanaa Maalinkii Uu Aryan Ifka Kusoo Biiray Asagoona Sheegay I...[Read More]

Warbixin+Sawirro : Yaa Kaso Qayb Galay Xaflladda Sannadlaha Ah Ee Zee Cine Awards Sannadkan 2017.

Zee Cine Awards 2017 Oo Habeen Hore La Qabtay Ayaa La Sheegay Inay Xiiso Dheeraada Lahayd. Marka La Eego Xiddigihii Ka Soo Qayb Galay Iyo Waxyaalihii Lagu Soo Bandhigayba Waxay Ahaayeen Waxyaalo Xusuu...[Read More]

Sooraj Pancholi Iyo Ajey Devgan Oo Film Isla Soo Wada.

Ka Gadaal Filmkiisii Hero Iyo Guushii Uu Soo Xareeyay Hadda Sooraj Pancholi Wuxuu Diyaar Garow Xooggan Ugu Jiraa Filmkiisa Soo Socda Oo Ah Runtii Mid Aad Loo Jeclaysan Doono. Filmka Hawshiisu Waxay Ku...[Read More]

Xog Xasaasiya : Maxaa Ka Jira In Varun Dhawan Uu Istmaalo Mid Ka Mida Baraha Laysku Shukaansado?

Waxaa Jira Dad Badan Oo Ku Taxan Baro Gaar Ah Oo Loogu Talo-galay In Laysku Shukaansado. Dadkaas Waxaa Ka Mida Xiddigo Caana Iyo Qaar Kaloo Ku Adeegta Sawirrada Iyo Magacyada Dadka Caankaa. Dadkaas Ca...[Read More]

Prabhu Dheva Iyo Tamannaah Bhatia Oo Lagu Wado Inay Film Kasoo Wada Muuqdaan.

Soo Saareyaasha Vashu Bhagnani Iyo Deepshika Deshmukh Ayaa Ku Khasbbay In Film Sameeyaha Caalamigaa Ee Corey Geryak In Filmkooda Soo Soocda Ee Aan Magaciisa La Shaacin Uu Hormmuud Uga Dhigo Prabhudhev...[Read More]

Lost Password