A Basheer

Xayeysiiska Allu Arjun Filmkiisa Ee Duvvada Jagannadham Ayaa Cago Cagaynaya 6M Oo Daawasho Ah Ama View Sidoo Kalana Waxaa U Yaal Dhibco Aan Yaraynoo Dislike Ah 100K.

Asbbuucii Hore Ayuu Soo Baxay Xayeysiiska Filmka Duvvada Jagannadham Oo Ay Hor Boodayaan Allu Arjun Iyo Pooja Hegde, Wuxuu U Muuqday Mid Aad Loo Xiisaynayey Sababtoo Ah 5 Beri Gudahooduu Ku Helay 6M O...[Read More]

Maxaad kala socotaa labada filim ee isbuucaan soo baxaya : Commando 2, Jeena Isi Ka Naam Hai …

Jimcuhu Waxay Noqon Doontaa Maalin Xiiso Leh Maaddaamoo Labo Film Oo Waawayn Ay Soo Fuuli Doonaan Shaashadaha Filmaantaasoo Midba Xiiso Gooni Ah Wato. Commando 2 Waa Film Action Ah Oo Qaybtiisii Koowa...[Read More]

Movies This Week: Commando 2, Jeena Isi Ka Naam Hai

This Friday is going to be very exciting as we have two films releasing, with each one being unique in its own way. While Commando 2 is an out-and-out action film, Jeena Isi Ka Naam Hai is a romantic ...[Read More]

5 filim oo cadeynaya in bollywood ay kufiican tahay soo-saarida aflaamta burcada

Saaka ayay ahady markii uu soo baxay sawirka filimka ay daadihinayso xidigada Shraddha Kapoor ee Haseeno kaas oo sidaan sheegnay kusocday burcadnimo iyo argagixiso,sidoo kalena laga keenay qisadii Has...[Read More]

Xidigada Reer Romania ee Iulia Vantur ayaa sheegtay in Style-ka Katrina Kaif uusan inaba caadi ahayn

Lulia Vantur iyo Katrina oo bilihii ugu danbeeyey uu ka dhaxeeyey dagaal qabow ayaa waxaad mooda in mid kamid ah uu soo fahmay xaqiiqada nolosha sidoo kalena uu dhinac iska dhigay arimaha aan qiimaha ...[Read More]

Tiger Shroff beats girlfriend Disha Patani In the most smashing Picture challenge of Dabbo Ratnani 2017 calendar

While it was Disha Patani’s topless picture that made it to the Google Trends before the launch of the Dabboo Ratnani 2017 calendar, boyfriend Tiger Shroff  beats her hands down in our poll. Like her,...[Read More]

Tiger Shroff oo ku garaacay jacaylkiisa Disha Patani qiimeynta sawirka ugusoo jiidashada badan

Quruxleyda Disha Patani ayaa ilaa bartamihii sanadkii hore calanka u siday qiimeynta sawirka uguso jiidashada badan waxa ayna amaan weynay kaga mutaysatay sawir qaadaha magaca weyn kuleh India ee Dabb...[Read More]

Muxuu ka yiri Hrithik Roshan Wada shaqeynta Asaga iyo Shahrukhan?!

Xidigaha aadka looga tageero bollywoodka ee Sharukhan iyo Hrithik Roshan oo maalmihii ugu danbeeyey uu dhex mareyey tartan aad iyo aad u adag kasoo ay ugu jireen horumarinta iyo suuq geynta aflaamtood...[Read More]

Malaga yaabaa in filimka Hrithik Roshan ee Kaabil ka kormaro midka Shah Rukh khan ee Raees xaga Box Officeka India?.

kadib soo bixidii filimada Raees iyo Kaabil,waxaa bilaabatay in laraadiyo labada film midka hadal hayntiisu badan doonto iyo kan dhibco cajiiba soo hoyin doona.                                        ...[Read More]

Shahrukh Khan oo wiilkiisa AbRam u kaxeeyay Golden Templeka India.

Aktarka caanka ah ee Shahrukh Khan iyo wiilkiisa 3sano jirka ah ee quruxlowga ah ayaa waxey kasoo duceysteen maanta Golden Temple India ee ku yaal Amritstar gobolka Punjab. Safarka waxaa ku wehelinaye...[Read More]

  • 1
  • 8
  • 9

Lost Password