Half Girlfriend

Half Girlfriend

4.3

User Avg

Half Girlfriend
Half Girlfriend

Waxaa filimkaan wada daadihinaya xidigaha  kala ah Arjun Kapoor iyo waliba qalanjada da'da yar ee Shraddha Kapoor wuxuuna kusocda sheeko jacayl oo aan inaba caadi ahayn si rasmi ah oo sharciga waafaqsanna loogasoo koobi-gareeyey looguna saleeyey sheekada amaba buuga ay qodhay Chetan Bhagat oo ah qoraa udhalatay dalka Pakistan.

Waxaa filimka soo-saaraysa shirkada Balaaji Motion Pictures waxaana sidoo kale filim ahaantiisa soo-saaray guud ahaan

Dhinaca muusiga waxaa gacan ka geystay

  • Heesaha:
  • Mithoon
  • Tanishk Bagchi
  • Rishi Rich
  • Farhan Saeed
  • Ami Mishra
  • Rahul Mishra
  • Codadka iyo muqalada gadale:
  • Raju Singh

Filimkaan ayaa waxaa malgeliyey shirkada aflaamta ee NH Studioz waxaana looga hadli doona luuqada Hindiga oo kaliya waxana sido kale lagu jili doona gudaha India oo kaliya.

Waxaa dhinaca kale kujira filimka oo dorarkooda jilaanimo kaqaatay xidigaha kala ah:

Latest News

+SAWIRO: Maxaad kala socotaa kulankii dhexmaray Salman Khan iyo Kareena Kapoor oo 9jir ah

Xidiga aadka looga daba dhacay ee Salman Khan ayaa sheegay in ay kulmeen xidigada aadka looga daba d...[Read More]

HEESTA ASBUCA: Inaba caadi ma ahan heesta Radha ee filimka “Jab Harry Met Sejal”

Filimka Jab Harry Met Sejal ayaa ah mid taageeraha xidigaha jilaya ay aad iyo aad u sugayaan waxaana...[Read More]

Sidharth Malhotra iyo Manoj Bjpayee oo gudo galay jilista filimkooda Aiyaary

Xidigaha caanka ah ee Sidharth iyo Manoj bajpayee ayaa sida aan wararka kuhelayno gudo galay jilista...[Read More]

Filimka Salman Khan ee Tubelight oo ku guul daraystay in uu kahelo guddiga CBFC shahaadadiisa waqtiyeynta

Filimka Tubelight ayaa ah mid si weyn loo sugayo waxaanan  maanta kusoo dhacaya dhamaan taageeraha s...[Read More]