Machine

Machine

7.5

User Avg

Machine
Machine

Sheekadda filimkaan aad looma wadda hayo laakinse waxaa xaqiiq ah in director-ada hawshaan u xilsaaran ay yihiin Kuwo Guuleystayaal ah maadaama mashruucyo ay horey usoo sameeyeen sida ‘Baazigar’ , ‘Ajnabee’ , ‘Race’ , ‘Race 2’ ay Hit Noqdeen. Dhanka kale waxaa ay ubadantahay filim jaceyl ah inuu noqon doono ‘Machine’.

Latest News

+SAWIRO: Maxaad kala socotaa kulankii dhexmaray Salman Khan iyo Kareena Kapoor oo 9jir ah

Xidiga aadka looga daba dhacay ee Salman Khan ayaa sheegay in ay kulmeen xidigada aadka looga daba d...[Read More]

HEESTA ASBUCA: Inaba caadi ma ahan heesta Radha ee filimka “Jab Harry Met Sejal”

Filimka Jab Harry Met Sejal ayaa ah mid taageeraha xidigaha jilaya ay aad iyo aad u sugayaan waxaana...[Read More]

Sidharth Malhotra iyo Manoj Bjpayee oo gudo galay jilista filimkooda Aiyaary

Xidigaha caanka ah ee Sidharth iyo Manoj bajpayee ayaa sida aan wararka kuhelayno gudo galay jilista...[Read More]

Filimka Salman Khan ee Tubelight oo ku guul daraystay in uu kahelo guddiga CBFC shahaadadiisa waqtiyeynta

Filimka Tubelight ayaa ah mid si weyn loo sugayo waxaanan  maanta kusoo dhacaya dhamaan taageeraha s...[Read More]

Lost Password