Mahira khan oo ku wehelin doonto Shahrukhan shir saxafadeedka horumarinta filimka Raees

Raees

Watch Now
9

Amazing

7.2

User Avg

Mahira khan oo ku wehelin doonto Shahrukhan shir saxafadeedka horumarinta filimka Raees

Mahira khan oo ku wehelin doonto Shahrukhan shir saxafadeedka horumarinta filimka Raees

Xidigada la daadinaysa shahrukhan filimka Raees ee Mahira Khan oo waqtiyadii ugu danbeysay aanan in badan lagu arkin xafladaha horumarinta filimka ay atiriishada katahay ayaa waxaa jira warar dhawanahan soo baxaya kuwaas oo sheegaya in ay qeyb weyn ka ahaan doonto shir saxaafadeedka filimka aadka looga daba dhacay ee Raees. 

Mahira khan ayaa iska ilaalinaysay ka qeyb qaadashada guud ahaan xafladaha horumarinta filimkan waxa ayna  sheegatay inay soo dhaweynayso kuna farxsanahay ka qeyb qaadashada shir saxafadeedkan.Nasiib xumo Mira ayaa sheegtay in aysan awoodi doonin in ay shirkan si rasmi ah ugasoo qeyb gasho maadaama oo ay safar ugu maqan tahay dalkeda hooyo ee Pakistaan lakiin ay ugasoo qeyb galo ayadoo isticmaalaysa Barnamijka casriga ah ee loo yaqaano Video conferencing.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password