Naam Shabana Iyo Maalinkii Saddexaad Lacagaha Uu Soo Xareeyay.

Naam Shabana Iyo Maalinkii Saddexaad Lacagaha Uu Soo Xareeyay.

Filmka Naam Shabana Oo Ay Hormmud U Yihiin Akshey Kumar Iyo Tapsee Panu Ayaa Shaashadaha Soo Fuulay Jimcihii Hore. Maalinkii Saddexaad Ayuu Shaleemooyinka Saaran Yahay Asagoo Guulo La Taaban Karo Soo Hoyey. Wuxuu Ku Furmmay Rs 5.12 Crore Asagoo Kor Uga Sii Socday Rs 24.42 %, Sabtidii Ayuu Gaarat 6.37 Crore, Wuxuu Sii Waday Dartiisii Axaddii Wuxuu Cago Cagaynayey Oo Kor U Kacay 14.13 % Axaddiina Soo Xareeyay Rs 7.27 Crore, Taaso Marka Laysku Dar Daro Noqonaysa Rs 18.76 Crore.

Rs 18.76 Crore Waa Qiimo Aad U Wanaagsan Marka Laga Eego Film Hadda Shaashadda Soo Fuulay Oo Asbbuuc Aan Dhammaysan. Waxaa Isna La Soo Baxay Anushka Sharma Filmkeedii Philluri Kaasoo Soo. Y Xareeyay Rs 15.25 Core.
Beauty And The Beast Wuxuu Isna Soo Xareeyay Rs 6.67 Crore, Commando 2 Asna Wuxuu Keenay 15.75 Crore Asagoo Asbbuucii Kusoo Xiray. Filmka Kaliyee Ka Badnnaa Naam Shabana Wuxuu Ahaa Badrinath Ki Dulhania Oo Wali Iibsigiisu Socdo.

Filmka Naam Shabana Ayaa La Filayaa Inuu Guul Sarraysa Ka Gaaro Box Officeka Maaddaama Saadaashiisu Aysan Xumayn. Waxaa Filmkan Akshey Iyo Tapsee Ku Weheliya Anupam Kher.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password