OSCAR 2017: Warren Beatty oo si khaldan ugu dhawaaqay ku guuleystaha abaal marinta filimka ugu wanagsan!

OSCAR 2017: Warren Beatty oo si khaldan ugu dhawaaqay ku guuleystaha abaal marinta filimka ugu wanagsan!

Dhacdadan ayaa noqotay mid aad loo hadal hayey xalaya ilaa saakana lagu hadal hayo qeybo kamid ah baraha bulshada waxaana xusid mudan inay aad usoo shabahda ti u dhigay Steve Harvey markii uu sidaan oo kale si khaldan ugu dhawaaqay gabadha ku guuleysatay abaal marinta shakhsiga ugu quruxda badan asagoo markii hore sheegay in warqada uu hayey ay ku qornayd gabdha uu arkaas ka dhawaaqay lakiin markii layiri meeday warqadaasi ma dhicin in uu so bandhgay.

Sidaas iyo si lamid ah ayaa xalay ka dhacday goobta ay xaflada Oscar 2017 ka socotay waxaana si khaldan loogu dhawaaqay filimka ku guuleystay abaal marinta filimka ugu wanagsan ayadoo laisku khaladay aflaamta kala ahLA LA LAND iyo MOONLIGHT waxana sida uu sheegay Warren Beatty waraaqda loo dhiibay ku qornaa filimka La La Land.

Kooxda filimka sida khaldan logu dhawaaqay ayaa farxad cirka isku shareeray markii loo sheegay in ay ku guuleysteen lakiin waxyar kadib markii loo sheegay in ay aysan ku guuleysan waxaa runtii indhahooda ka muuqatay murugo iyo naxdin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password