Ram Charan Oo Guda Galay Samaynta Uu Film Lasoo Wada Xiddigadda Samantha Ruth Prabhu.

Ram Charan Oo Guda Galay Samaynta Uu Film Lasoo Wada Xiddigadda Samantha Ruth Prabhu.

Ram Charan Sabtidii Wuxuu Ka Dhawaajiyay Inuu Gudo Gali Doono Diyaarinta Filmkiisa Xiga Oo Teluguga Ah Aanse Magaciisa La Shascin.

Ram Charan Ayaa Facebookgiisa Kusoo Qoray

” Waxaan Ka Dagnnay Rajahmundry Si Aan U Duubbno Filmka Aan Lasoo Wado Sukumar.”

Kaddib Filmkii Sannadkii Hore Ee Dhruva, Ram Charan Waxaa Lagu Arki Doonaa Dhawaan Film Dib Loo Soo Habaynayo Ee 1980kii Ahaa. Waxaa La Rajaynayaa In Filmka Loo Hawl Galo Dhawaan. Waxay Noqonaysaa Markii U Horraysoo Labadaan Xiddig Ay Wada Shaqeeyaan.Waxaa Kaloo Filmka Ka Qayb Qaadan Doona Jagapathi Babu. Qaybta Muusiggu Waa Dev Sri Prasad, Dhanka Duubista Muuqaalladuna Waa Rathnavelu.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password