Shahrukhan iyo Haggaha filimkiisa “Jab Harry Met Sejal” oo casho uwada baxay

Shahrukhan iyo Haggaha filimkiisa “Jab Harry Met Sejal” oo casho uwada baxay

Waxaa sidaad qoraaladeeni hore ku shaacinayba maalmihii ugu danbeysay aad iyo aad loo hadal hayey filimka xidiga Shahrukhan iyo xidigada quruxda badan ee Anushka Sharma wada daadihinayaan ee Jab Harry Met Sejal oo sida lasheegay kusocon sheeko jacayl iyo shactiro aan inaba caadi ahayn. Waxaa kamid ah waxyaabaha filimkaan hadal hasykiisa badiyey in magaca loo bixiyey uu yahay mid badankood taageruhu uusan filayn oo aan halmarna xitaa niyadooda kusoo dhicin.

Hadaan usoo laaban mawduuca sheekadeen xidiga daadihinaya filimka aan kor kusoo xusnay iyo directorka caanka ah ee haggaya isla filimkaas ayaa caawa si wadajir ah ugu wada baxay kulan casho ah waxaana ay muujisay arintaan heerka uu marayo xiriirka saxiibtinimo ee labadan xidig waxayna kalsooni dheeraad ah siisay taageerayaasha sida daran usugaya filimka Jab Harry Met Sejal maadama labada shakhsi ee ugu muhiimsan filimka ay leeyihiin xiriir wanaagsan oo dhaw.

Hoos uga bogo sawirada kulanki casho ee Shahrukhan iyo Imtiaz Ali:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password