WOW! Xidigaha Alia Bhatt iyo Varun Dhawan oo qabtay xaflad labaad oo ay ku hormarinyan filimkooda Badrinath Ki Dulhania-SAWIRO

WOW! Xidigaha Alia Bhatt iyo Varun Dhawan oo qabtay xaflad labaad oo ay ku hormarinyan filimkooda Badrinath Ki Dulhania-SAWIRO

Xidigaha da’da ee Varun iyo Alia ayaa mar labad soo bandhigay xaflad ay ku hormarinayaan filimkooda dhawaan soo bixi doona ee Badrinath Ki Dulhania waxaana sidaad hoos ku arki doontaan sawirada laga qaaday ay aad iyo aad usoo jiidanayaan indhaha iy quluubta tageerayaashooda iyo qof waliba oo fiiriya.

Filimkaan ayaa waxaa soo-saaray isla markaasna maal galiyey shirkada caanka ah ee Dharma Productions, waxaana dhinaca muusiga ka caawiyey Amaal Mallik,Tanishk Bagchi iyo Akhil Sachdeva Isla markaana edit/hagaajinta u qaabilsana Manan Sagar.Filimka ayaa loo asteeyey in lasoo saaro shaneemooyinka India iyo qaar kamid ah kuwa caalamka taariikhdu markay tahay 10ka bisha nagusoo fool leh ee Maarso.

Hoos Ka daawo sawirada labadan xidiga ee quruxda badan:

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password