WOW! Shahrukhan oo dib ugusoo laaban doono jilista musalsalada

WOW! Shahrukhan oo dib ugusoo laaban doono jilista musalsalada

Sida aad badankiin wada ogtihiinba Shahrukhan ayaa ku bilaabay shaqadiisa jilaanimada jilista musalsalada waxaana wararkii ugu danbeyey ay sheegayaan in uu xidigu dib ugusoo laaban doono meeshu ka bilaabay markii hore asagoo ku bilaabi doono musalsalkiisa Circus.

Musalsalka ayaa asbuucan soo socda ka bilaaban TV channelka lagu magacaabo Doordarshan.Sidoo kale channelka ayaaba saaka soo dhigay bartooda twitterka qoraal muujinaya bilaabista musalsalka ayagoo intaas raaciyey in uu bilaaban dono February 19keeda markay saacadu tahay 8 pm.

Musalsalka aya waxaa doorka jacaylka Shahrukhan amaba Atiriishada kumatali doono xidigada Renuka Sahane waxaana hagge ka ahaan doona Directed by Aziz Mirza iyo Kundan Shah.Sheekada musalsalka ayaa ahan doonta mid ku salaysan nin dhalashadiisu tahay India balse anan deganansho kahaysan ayaa ugu imaanaya dalka USA si uu ubadbaadiyo shirkada Circus oo markaas musalifi rabta.Waxaa sidoo kale qeyb ka ahaan doono musalsalkan filim sameeyaha caanka ah ee Ashutosh Gowariker.

Shahrukhan oo sidaan soo sheegnay kaso bilaabay shaqadiisa jilista musalsalada ayaa sheegay marar badan in uu abaal weyn ugu hayo sidoo kale horumarka uu gaaray iyo mesha uu jogo maanta ay masuul kayihiin dadkii kusoo garab qabtay jilista musalsalada.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password