Xafladii Stardust Awards ayaa Actarada Rekha laga Duceystay laguna Dhunkaday

Xafladii Stardust Awards ayaa Actarada Rekha laga Duceystay laguna Dhunkaday

Waa wax caado ah inay xafladaha isugu yimaadan dad magac ku leh shirkada bollywoodka ee flimada ee dalka india.

Waxaana isku arka dad ixtiraam iyo wanaag isku haya iyo dad ku midooba meeshas xaflada iyo dad magacyo leh oo yimaad.

Sidaa ayaana uu ahaa xalay wixii ka dhacay xafladii xalay balse waxa jiray wax yaabo badan oo ka dhacay xaflada oo la baahin. Tusaale Ranbir Kapoor oo markuu la kulmay atrishada Rekha ka ducaystay, anushka, Karan Johar iyo Varun oo soo faristay kuraasta hore. Halka netu kapoor shumisay rekha markay kulmen iyadona cameradu hayso

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password