Raees

Raees

Watch Now
9

Amazing

7.2

User Avg

Raees
Raees

Waxaa filimkaan jilaya xidiga aadka looga daba dhacay ee Shahrukhan iyo xidigada reer Pakistan ee Mahira Khan wuxuuna kusocdaa qiso dhab ah oo kadhacday dalka India gaar ahaan Gobolka Gujuraat.Qisadan ayaa ah mid kudhisan Burcadnimo,Daroogo iyo Siyaasad waxaana sababtay in filim laga sameeyo sida layaabka leh ee Ninkan lagu magacaabo Raees uu boqortooyo Gangs udhisay asagoo riyooyinkiisa iyo shuruucdiisa gaar u ah kusoconayey garabna aan ka helayn xoogag shisheeye iyo ehel Midna.

Filimkaan ayaa waxaa soo-saare ka ah Gauri Khan waxaana haggaya Rahul Dholakia waxaana sidoo kale dhanka muusiga ka caawiyey Ram Sampath isla markaasna Edit/hagajiyey Deepa Bhatia.Kharashka kubaxay Filimka ayaa cadadkiisu yahay 65 crore waxaana kamid ah Shirkadaha Maal geliyey:

Heesaha kujira filimka ayaa waxa ay gaarayan ilaa 7 heesood oo aad u macaan waxayna kala yihiin:

Jilayaasha kale ee filimka kujira ayaa waxaa kamid ah Nawazuddin Siddiqui, Farhan Akhtar iyo Sunny Leon(muuqal martiyed oo kaliya)

Latest News

+SAWIRO: Maxaad kala socotaa kulankii dhexmaray Salman Khan iyo Kareena Kapoor oo 9jir ah

Xidiga aadka looga daba dhacay ee Salman Khan ayaa sheegay in ay kulmeen xidigada aadka looga daba d...[Read More]

HEESTA ASBUCA: Inaba caadi ma ahan heesta Radha ee filimka “Jab Harry Met Sejal”

Filimka Jab Harry Met Sejal ayaa ah mid taageeraha xidigaha jilaya ay aad iyo aad u sugayaan waxaana...[Read More]

Sidharth Malhotra iyo Manoj Bjpayee oo gudo galay jilista filimkooda Aiyaary

Xidigaha caanka ah ee Sidharth iyo Manoj bajpayee ayaa sida aan wararka kuhelayno gudo galay jilista...[Read More]

Filimka Salman Khan ee Tubelight oo ku guul daraystay in uu kahelo guddiga CBFC shahaadadiisa waqtiyeynta

Filimka Tubelight ayaa ah mid si weyn loo sugayo waxaanan  maanta kusoo dhacaya dhamaan taageeraha s...[Read More]

Lost Password