Aditi Rao Haydari Maxay Ka Tiri La Shaqaynta Sanjey Dutt.

Aditi Rao Haydari Maxay Ka Tiri La Shaqaynta Sanjey Dutt.

Xiddigadda Da’da Yar Ee Aditi Rao Haydari Ayaa Ka Hadashay Dareenkeeda Ku Aaddan La Shaqaynta Xiddigga Wayn Ee Sanjay Dutt Ayadoo Ku Tilmmaantay Arrin Cajiib Ah Ayna U Tahay Xirfad Qaadasho Muhiima.

Waxay Sheegtay In Hawsha Filmku Aad U Adag Tahay Balse Ay Sharaf U Tahay Iyo Farxad Inay La Shaqayso Sanjey Dutt Fursad Dahabiyana Ay U Tahay. Waxay Kaloo Aad U Ammaantay Kooxda Filmka.

Waxaa Jirtay In Dhawaan Uu Sanjey Dhaawac Ka Soo Gaaray Film Uu Samaynayey Oo Action Ahaa Balse Immika Wuu Wanaagsanaaday Filmkiina Wuu Soo Gaba-gabeeyay.

Filmkan Ay Isla Soo Wadaan Aditi Iyo Sanjey Ayaa Hadda Diyaarintiisu Heer Wanaagsan Maraysaa.
Wuxuu Filmku Soo Baxayaa Agoosto 4-teeda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

*

Lost Password